We provide Hiilkaab online (apkid: com.hiilkaab.hiilkaab) in order to run this application in our online Android emulator.
Description:

Run this app named Hiilkaab using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.
HORDHACA
HIILKAAB APP waa habka ugu fudud ee aad wax uga iibsan kartid online-ka adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqada jooga, waxaad ka heli karta jawaabaha dhammaan baahiyahaaga.
HIILKAAB APP wuxu ku dhisan yahay hab si fudud loo isticmaali karo, la isku haleen karo, waxa uu ka qeyb qaadanayaa horumarka ganacsiga dalka iyo adeeg u hasla dad weynaha helida wax walba ay u baahdaan.
oFAAIDADA HIILKAAB
Keedso waqtigaga iyo lacagtada, Wax walba ad u baahantahay ku hel si fudud, waliba Qiimo jaban iyo tayo sare leh.
oQaabka uu u shaqeeyo app ka
Waxan u qaabeenay hab suuq ah, oo sifudud loga heli karo adeeg walba ay bulshada u baahantahay.
Ganacsatada wey is diiwangeliyaan ka dib ayaan Suuqa kuso bandhignaa alaabtooda ama service kooda.
oQeebaha uu ka koobanyahay
1Delivery: -
Waxa kuu qadeena Alaabtaada waxana ku geyneena halka ad u rabtid in la geeyo alaabtas, ayadoo la ilaaliyay, la damaanad qaaday wax kaste o ku yimaada inta shaqadaas la qabanaayo.
2Food: -
Waxaad ka heli kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyin kala duwan adigo dooranaya maqaayada aad dooneysid.
3Shopping: -
Waxa ku jira in kabadan 10 kun products oo kala duwan sida, Smartphones, clothes, sports, Shoes, Watches, cosmetics, home accessories, books, and stationery iyo kuwa lamid ah, waad iibsan karta si ad u fudud.
4Isku halenta iyo amaanada
Ma u baahnid inaad ka walwashid xogtaada shaqsiga ah iyo iibkaaga, anaga aya kuu xafideeno, si shaqsi ah na wa u arki kartaa wana la socon karta wax walba ad iibsatay, qof an adiga aheen xaq umalaha inuu daalacado.
5Lacag bixinta
Dhawr qaab kala duwan ayaad u bixin karta lacagaha sida EVC, E-DAHAB, ZAAD, SAHAL, ON CASH
5CELINTA ALABTA
Wa lagaa celina hadi aad ku qanci waydo product ad iibsatay, lacagtaada neh wa laguu celin doona.
oNalasoo xariir
Si fudud aya noogula soxiriiri karta adigo fariin noosodiri kara ama nasoo wici kara waqti kaste.

MyAndroid is not a downloader online for Hiilkaab. It only allows to test online Hiilkaab with apkid com.hiilkaab.hiilkaab. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Hiilkaab online.
©2024. MyAndroid. All Rights Reserved.
By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.