We provide Caawiye App Ask Get Answers online (apkid: com.caawiye.app) in order to run this application in our online Android emulator.


Description:

Run this app named Caawiye App Ask Get Answers using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.

Caawiye App waa madal su'aalo iyo jawaabo u ah bulshada afka Soomaaliga ku hadasha ayadoo u sahlaysa dadka iyo ardayda in ay su'aalo waydiiyaan kana jawaabaan mawduucyo kala duwan.
Caawiye Question and Answer waa goob suaalo iyo jawaabo ah oo aad wax ku weydiin karto ama aad ka jawaabi karto suaal, oo aad la wadaagi karto aqoontaada.
looguna talagalay dadka xiisaha u leh ee raba inay wax badan ka bartaan adduunka mawduucyada sida cashirada schooka, jaamacadaha, sayniska, farshaxanka, ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka.
Astaanta udub-dhexaadka u ah abka waa xog-ururin ballaadhan oo su'aalo iyo jawaabo ah, oo daboolaya mawduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan manhajka waxbarasho.
Waa meel fiican oo aad jawaabaha uga heli karto dhammaan suaalaha ka gubanaya, ama aad wax badan uga barato mawduuc aad xiisaynayso.
Caawiye app waxa kale oo ku jira dhowr astaamood oo gaar ah si ay uga caawiyaan isticmaalayaasha inay ku xidhmaan oo ay la macaamilaan kuwa kale.
Tusaale ahaan, abka waxa ku jira nidaam kooxeed u oggolaanaya isticmaaleyaasha inay ku biiraan ama abuuraan Group guud iyo kuwa gaarka ah labadaba, taasoo u sahlaysa inay ku xidhmaan kuwa kale ee ay wadaagaan danahooda.
Intaa waxa dheer, abka waxa uu leeyahay nidaam farimo ku dhex dhisan oo awood u siinaya isticmaaleyaasha in ay wada sheekaystaan, Tilmaamaha kale ee xiisaha leh ee Caawiye app waa su'aalihiisa ra'yi ururinta (poll), taas oo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay ururiyaan fikrado iyo faallooyin mawduucyo kala duwan oo ka yimaada isticmaalayaasha kale.
Astaamaha caawiye app
weydii su'aal hel jawaab
abuur ama ku biir groups
ka jawaab su'aalo oo la wadaag aqoontaada bulshada caalamka
la sheekeyso oo fariin is dhaafsada isticmaalayaasha (chat with users)
keyword
Erayada muhiimka ah: caawiye, su'aal iyo jawaab, bulsho, aqoon, waxbarasho, arday, dugsiga sare, shaqo-guri, daraasad, khabiir, dood, iskaashi, somali community, horumarinta shakhsiyeed, dhacdooyinka hadda, wararka, dhaqanka, tignoolajiyada, kombiyuutarada, sayniska, dunida dabiiciga ah, tacliinta, hiwaayadaha, shaqo,iwm.

MyAndroid is not a downloader online for Caawiye App Ask Get Answers. It only allows to test online Caawiye App Ask Get Answers with apkid com.caawiye.app. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Caawiye App Ask Get Answers online.

Page navigation:

©2024. MyAndroid. All Rights Reserved.

By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.